image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Barnaamijyada

Switzerland oo qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay

Switzerland ayaa qorshaynaysaa in ay masaafuriso muwaadin Soomaali ah oo si daran u dhaawacmay, kaas oo sidoo kale ah...

Hal qof oo ku dhintay rasaas ka dhacday shalay goob diiwaangelin oo ku taalla...

Xiisad xooggan ayaa maalmahan ka taagneyd magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, iyadoo khilaafka siyaasadeed ee la xiriira diiwaangelinta codbixiyeyaasha...

Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi oo u geeriyooday dhaawacii ka soo gaaray dagaalkii Baydhabo

BAYDHABO — Wariye Bashiir Maxamed Cabdullaahi, oo ka tirsanaa warbaahinta Arlaadi Media Network, ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Baydhabo...

Qoysas beeraley ah oo ka soo qaxaya colaadaha ka soo cusboonaaday gobolka Sh/hoose ayaa...

Muqdisho – Qoysas oo u tiro badan oo beeraley ah ayaa soo buux dhaafiyay xeryaha barakacayaasha magaalada Muqdisho, iyagoo...

Xukuumadda iyo maamul goboleedyada oo ka wada hadlay horumarinta dhaqaalaha buluugga ah

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS , mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirrada...

Jaaliyadda Karanle ee Finland oo guddoomiye u dooratay mudane Cumar Cabdi Colow-Muuqaallo

Shirweyaha Karanle oo ay ka soo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada Beelweynte Karanle ee Finland ayaa ka dhacay...

deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud laga Hirgelinayo saldhig Boliis

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa deegaanka Masagawaay ee Gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay saldhig...

Kulan looga hadlayay caawinta iyo ka-hotaga masiibooyinka oo lagu qabtay Magaaladda Nairob

Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle oo uu wehliyoGuddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin ayaa magaalada...

In ka badan 20 qof oo lagu dilay dagaal beeleed ka dhacay magaalada Laas-caanood

Onkod Radio (Laas Caanood) Meydadka 21 qof oo lagu dilay dagaal beeleed u dhexeeya beelaha Faqa-Shini iyo Dhulbahante ayaa...

Barakacayaal ay saameysay Isbedelka Cimilada oo ku tabaaleysan Xerada Barakacayaasha Beledul-Amiin ee Magaalada Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Barakacayaasha deggan Kaamka Beledul-Amiin ee magaalada Baydhabo oo markoodii horeba ahaa dad ay soo barakcisay abaaraha...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.