Golaha wasiirrada oo meel-mariyay qaraar looga hortagayo khataraha Baraha Bulshada

|

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa waxa ay maanta ku yesheen magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ( Dhaay).

Kulanka golaha wasiirada ayaa lagu ansixiyey heshiisyo ku saabsan amniga internerka iyo heshiis is-afgarad wada shaqayn oo u dhexeeya guddiyada warbaahinta ee hey’addaha isgarsiinta dowladaha Soomaaliya iyo Malaysia.

Sidoo kale kulanka golaha ayaa  lagu soo bandhigay warbixinno ku saabsan amniga iyo howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamada qalabka sida ay ka sameeyeen qeybo kamid ah gobollada dalka.

Related Articles

News In English

Fikradaha