image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Jubbaland oo bogaadisay howlgallada ka socda deegaanada Hir-shabeelle

Bayaanka kasoo baxa madaxtooyada Jubbaland, ayaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, ee ka socda deegaano katirsan maamulka Hir-shabeelle.

Bayaanka ayaa waxaa lagu bogaadiyay ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka ee Macawiisley ee dagaalka adag kula jira kooxda argagixisada ee Al-shabaab.

“Jubbaland waxa ay soo dhaweyneysa  iskaashiga  socda waxa ayna rajeyneysa inuu noqdo  mid lagu gaarayo guusha ugu dambeysa ee looga adkaanayo Al-shabaab loogana qabsan doono deegaanada dowlad goboleedka Hir-shabeelle ay kaga sugan yihiin”, ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Jubbaland.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha