image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MAALINTA 1aad ee Ciidul Adxaa oo loogu dabaal degay Muqdisho & gobolada

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Arbaco waxa magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo dalka ah  loogu dabaal degayaa maalinta kowaad ee ee munaasabada Ciidul adxaa.

Dad badan oo ku faraxsan maalintan ayaa isugu soo baxay waddooyinka waawayn ee magaalada Muqdisho.

Dadka qaar ee awooda u leh ayaa ku mashquulsanaa qalida xoolaha Udxiyada si ay ugu sadaqeystaan dadka masaakiinta ah iyo kuwa deriskooda iyagoo kala qeyb qaadanaya farxada iyo dabaaldega munaasabada Ciidul adxaa.

Sidoo kale gobolada dalka ayaa sidan oo kale laga soo sheegayaa in maanta ay u tahay maalinta – kowaad ee Ciida , waxaana  dadku isugu soo baxeen goobaha muhiimka ah ee magaalooyinka gobolada.

Waxa dad badan ay isu – balansanayaan martiqaadka Hilibka maadama bishan ay tahay bil si aad ah loo qalo xoolaha

Madaxda dowlada ayaa xalay qalabka warbaahinta Qaranka hambalyo ku aadan munaasabada ciidul adxaa uga diray guud ahaan shacabka Soomaaliyed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.