Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkmadda Xuquuqda Aadanaha ee Yurub ayaa ugu baaqday Ruushka in uu is hortaago in dil lagu fuliyo laba dagaal-yahan oo u dhashay Britain kuwaasi oo lagu qabtey dagaalka Ukraine.
Warbixin Ammuurtaasi ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.