Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta Degmada Doolow ee Gobolka Gedoka furtay Tababarka Badqabka Suxufiyiinta iyo Dhowrista Xorriyatul-Qawlka oo ay taageertay Canada.
Waxaana tababarkan ka faa’ideysanaya warfidiyeen ka kala yimid qeybaha warbaahinta Gobolka Gedo ee Dowlad Goboleedka Jubaland.
Tababarkaa oo socon doono muddo saddex maalin ah ayaa waxaa ka faa’iideysan doona hadduu Alle idmo illaa iyo 25 suxufi oo ka kala yimid degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Gedo.
Cabdullaahi Cali Cabdulle
Xafiiska Warqabadka Muqdisho