Muqdisho (ONKOD ) Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Cabdiqaadir Jaamac Ku amartay in uu deg deg Ku yimaado Maxkamada.
Muddo 10 Casho gudahood ayaa looga dalbaday in Maxkamadda uu ku hor yimaado si dacwaddiisa loo qaado.
Wasiir Jaamac ayaa hadda howlo ku aaddan abaabulka Dagaalka AS u jooga Deegaannada Koofur galbeed.
Wasiirka ayaa illaa iyo hadda dhankiisa ka hadlin sababaha keentay in loogu yeero Maxkamadda Gobolka Banaadir