Wefdi ka socda dalka Azerbaijan oo soo gaaray Muqdisho

|

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wefdi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibada ee Azerbaijan Yalchin Refiyey.

Waxaana garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey wefiga Azerbaijan, wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Balcad.

Ujeedka ay u yimadeen wefdiga Azerbaijan si dhab ah looma oga, balse waxaa la filaya in ay kulamo la qataan madaxda dalka ugu sareeeysa, iyo safiirka dalkaasi u fadhiya Soomaaiya sida ay xogaha ay sheegayaan.

Wixii kusoo kordho warkan halkan kala soco

 

Related Articles

News In English

Fikradaha