Biden ayaa qorsheenaya Qaxootiga soo galaaya Mareykanka inuu dejiyo Spain

|

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Mareykanka, ayaa diyaar u ah, in uu soo gabagabeeyo heshiiskii uu Spain, uu la galay kaas oo dib u dejin loogu samaynayo qaxootiga ka imaanaya xadka Mareykanka iyo Mexico, si loo yareeyo cadaadiska Boqollaal kun oo muhaajiriinta ah ayaa bil walba gaara xadka iyaga oo ujeedkoodu yahay in ay galaan Mareykanka, Heshiiska Spain, lala galay ayaa ku soo beegmaya isla markii ay Kanada wacad ku martay in ay caawinayso Maraykanka oo ay ka qaadanayso muhaajiriin Dalka Haiti, u dhashay ee doonaya in ay shaqeystaan ​​kuwaas oo isku dayay in ay ka safraan Mexico.

Soo jeedinta ayaa weli ku jirta marxaladaha gorgortanka ee wadahadalka, laakiin waxaa la fahamsan yahay in qorshayaasha laga yaabo in lagu dhawaaqo Shirwaynaha Ameerika, toddobaadka soo socda, Madaxweynaha ayaa si kulul uga hadlay iskaashiga caalamiga ah si wax looga qabto cadaadisyada muhaajiriinta ah, oo ka sii dartay tan iyo markii maamulka Biden, uu xukunka la wareegay.

Hundreds of thousands of migrants turn up at the border to enter the US (Image: Getty)
Hundreds of thousands of migrants turn up at the border to enter the US (Image: Getty)

Heshiisku wuxuu sidoo kale ka arki doonaa faa’iido Spain, oo la ildaran heerka ugu sarreeya ee shaqo la’aanta ee Midowga Yurub, oo ah, 13.5 boqolkiiba. Sida laga soo xigtay ururada iyo shirkadaha Spain, waaxda dalxiisku waxay leedahay in ka badan 100,000 oo boosas ah, qarankuna wuxuu u baahan yahay ugu yaraan nus milyan shaqaale dhisme ah, Shabakadda wararka ee Mareykanka ee Axios, ayaa sheegtay in dukumentiyada qorsheynta gudaha ee ay shirkaddu dib u eegtay ay muujinayaan in tirada billowga ah, ee qaxootiga dib u dajinta Spain, ay noqon doonto “mid dhexdhexaad ah” laakiin “muhiim ah”.

Waxay kaloo sheegeen in Mareykanku uu rajeynayo in Spain ay ka go’an tahay inay laba jibaarto ama ay saddex jibaarto tirada shaqaalaha ku meel gaarka ah, ee ay ka hesho Bartamaha Ameerika ee barnaamijka socdaalka ku saleysan shaqada, Ma cadda haddii kuwa ay Spain, u aqbashay dib-u-dejinta ay tahay inay ka dalbadaan safaaradaha iyo qunsuliyadaha Maraykanka ee ka baxsan Maraykanka, Doorashada kale waxay noqon doontaa in kuwii hore uga soo gudbay xadka ay awoodaan inay codsadaan.

It is hoped that Spain and Canada could help ease the border pressure (Image: Getty)
It is hoped that Spain and Canada could help ease the border pressure (Image: Getty)

The migrant crisis has worsened since Biden's presidency (Image: Getty)
The migrant crisis has worsened since Biden’s presidency (Image: Getty)

Xogta rasmiga ah waxay muujineysaa in qeybtii danbe ee 2021, ugu yaraan 1.5 milyan oo Latin America ah, marka laga reebo Brazilian, ay degenaayeen Spain, Taas, 626,000 waxay ku dhasheen Bartamaha Ameerika, iyo Kariibiyaanka, Isbaanishka waxaa loo arkay meel macquul ah, oo loogu talagalay dadka ka yimid Latin America, sababtoo ah luqadda la wadaago. Qaybta Kanada, ee heshiiska, dukumeentiyada lagu qeexay in Kanada, ay ka fiirsaneyso inay keento tiro badan oo qaxooti iyo shaqaale Haiti ah, oo ay u oggolaan doonto.

 

Related Articles

News In English

The net-zero impact of World Bank projects in Somalia

The World Bank (WB) is launching the Somali Electricity recovery Project (SERP) which will cost 150M USD and its worth mentioning that the money...

Prominent TV journalist killed, two others injured in Mogadishu bombings

MOGADISHU, Somalia 29 October, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS), the Somali Media Association (SOMA) and the Somali Mechanism for the Safety of Journalists...

Attacks against journalists climb as Somali authorities declare crackdown on press freedom

MOGADISHU, Somalia 27 October, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) are alarmed by the ongoing crackdown by the...

State TV journalist killed while covering military operation on the outskirts of Mogadishu

Mogadishu (Onkod Radio) — Somali Journalists Syndicate (SJS) strongly condemns the bomb attack that targeted Somali National Television (SNTV) journalist, Ahmed Mohamed Shakur alongside...

UK announces new support for people facing famine in Horn of Africa

Mogadishu (Onkod Radio) — Speaking at an event on the humanitarian crisis unfolding in the Horn of Africa at the UN General Assembly in...

Fikradaha

The net-zero impact of World Bank projects in Somalia

The World Bank (WB) is launching the Somali Electricity recovery Project (SERP) which will cost 150M USD and its worth mentioning that the money...

GUURKII AWOOWAYAASHEEN – DOONISTII IYO AQAL-GALKII

Qaybtii 1-aad: Barnaamijka War iyo waaya-arag waxaan maanta ku soo qaadanaynaa sida hablaha loo doono iyo sida aroosyada loo dhiso innaga oo tix raacaynaa...

Dalkeena wuxuu u baahan yahay Ciidan Qaran oo Badbaadiya!

Tani waa farriin ka socota muwaadin Soomaaliyeed oo ay danqeyso xaaladda ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed xilli uu dalkeena baahi aad...