Deni oo dib ugu laabtay magaalada Garoowe

|

Garoowe (Onkod Radio) — Waxaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal gaaray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, oo toddobaadyadii la soo dhaafay ku maqnaa Magaalada Nairobi ka horna Muqdisho.

Soo dhoweynta Madaxweyne Deni, ayaa waxaa qeyb ka ahaa kuxigeenkiisa Axmed Karaash, oo la sheegay inay ka heshiiyeen khilaafkii u dhaxeeyay.

Related Articles

News In English

Fikradaha