Haweeney u dhalatay dalka Hindiya ayaa sheegtay inay is guursatay

|

New Delhi (Onkod Radio) – Kshama Bindu, oo 24 sanno jir ah, u dhalatay dalka hindiya, ayaa sheegtay inay is guursatay ayada nafteeda ay guursatay.
In kasta oo ay si fiican ugu lebbisan tahay sida Aroos cusub, haddana way ka duwan tahay aroosyada kale, Sababtoo ah, Kshama Bindu, ma uusan guursan nin, ama naag – iyada ayaa is guursatay.
Bindu, waxa ay sheegtay in ay la timid fikradda kelinnimada saddex bilood ka hor arooskeeda, ka dib markii ay daawatay bandhigga Netflix, Anne An E,

Related Articles

News In English

Fikradaha