illaa 49 qof oo ku dhintay dab ka kacay dalka Bangladesh

|

Dhaka Bangladesh (Onkod Radio) — Saraakiisha dowladda Bangladesh ayaa Axadda maanta ah sheegay in ugu yaraan 49 qof ay dhinteen halka boqolaal kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii uu dab ka kacay xarun lagu kaydiyo koonteenarada la dhoofinayo, taas oo sababtay qarax aad u weyn. Konteenada dabku qabsaday ee qarxay waxaa ku jiray, qaar ay ka buuxaan kiimikooyin, waana kuwa khasaaraha ugu badan geystay.

Saraakiisha dalka Bangladesh ayaa sheegaya in tirada dhaawacu ay gaadhayso illaa 300 oo qof oo qaarkood ay xaaladoodu aad u daran tahay. Kooxo mutadawiciin ah oo ku hawlan gurmadka goobta dabku ka kacay ayaa sheegaya inay weli jiraan meydad ku jira xarunta gubatay, taas oo keeni karta in tirada dhimashadu ay intan ka badato.

Dabka ayaa gelinkii danbe ee Sabtidii ka bilawday xarunta lagu keydiyo konteenarada oo ku taalla magaalada Sitakunda oo ay yaallaan ilaa 4,000 oo koonteer oo intooda badan ay ka buuxaan dhar loo waday dukaamada dharka ee dalalka reer galbeedka. Xarunta ayaa ilaa 40 kilometres u jirta magaalada dekedda leh ee Chittagong ee ku taalla dhinaca koonfureed ee dalkaas.

VOA

Related Articles

News In English

Active participation of women and young people in peacebuilding is key to forging social cohesion in Lower Shabelle

Mogadishu (Onkod Radio) – 28 June 2022, Community members, including women and youth groups, met in Marka for the “Promoting Inclusive Action in Peacebuilding”...

Two TV journalists injured in a bomb explosion in central Somalia

Mogadishu (Onkod Radio) –  Somalia 27 June, 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) condemn the bomb attack that has injured two...

Somalia faces climate emergency and famine as fourth rainy season fails

Mogadishu (Onkod Radio) – An unprecedented fourth failed rainy season with catastrophic hunger, disease and displacement has forced Somalia into a climate crisis, the...

SMSJ: Attacks against Somali journalists and media and impunity for these crimes must end

Mogadishu (Onkod Radio) – Somalia 24 June, 2022 – The Somali Mechanism for the Safety of Journalists (SMSJ), a network coalition of seven journalists’ unions and...

Sheikh Shakhbout bin Nahyan receives Somalia’s president at Abu Dhabi airport

Mogadishu (Onkod Radio) – Sheikh Shakhbout bin Nahyan, Minister of State, on Sunday received Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud at the Abu Dhabi Presidential...

Fikradaha

Dalkeena wuxuu u baahan yahay Ciidan Qaran oo Badbaadiya!

Tani waa farriin ka socota muwaadin Soomaaliyeed oo ay danqeyso xaaladda ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed xilli uu dalkeena baahi aad...