Kulan ka dhacay Jigjiga oo looga hadlay sicir bararka xooggan

|

Jigjiga (Onkod Radio) — Wadamada saxaraha ka hooseeya ee Africa ayaa waxay wajahayaan xaalad dhaqaale oo ba’an, iyadoo qiimaha maciishada quutul daruuriga ah iyo shidaalku uu kor u kacay meelo badan.

Africa ayaa dhibaatadan la qabta dunida oo uu dhaqaale ahaan saameeyay dagaalka Ukraine.

Meelaha ay Soomaalidu ka degto Geeska Africa ayaa iyana ka mid ah meelaha sicir bararku uu sida weyn u saameeyay.

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad-deegaanka Soomaalida waxaa lagu qabtay shir lagaga tashanayay wax ka qabashada sicir bararka.

Hoos ka dhageeyso

VOA

Related Articles

News In English

Fikradaha