Mareykanka oo duqeyn ku dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri

|

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay Aqalka Cad kaga dhawaaqay in Mareykanka uu Sabtidii duqeyn cirka ah ku dilay hogaamiyaha Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri.

Warbixin ay wakaaladaha wararka iyo VOA-da arrintani ka qoreen waxaa innoo diyaariyay Nur Hassan Nur.

Related Articles

News In English

Fikradaha