Ninka dunida ugu taajirsan oo hakad galiyey iibsashada shirkadda Twitter-ka

|

New York (Onkod Radio) – Elon Musk, oo ah ninka dunida ugu taajirsan shaqsi ahaan, ayaa hakiyey heshiis uu ku iibsanayey shirkadda Twitter-ka, kadib mrakii uu weeydiiyey shirkadda koontoonyinka sida been abuurka ah loogga dhex sameeyey inta ay cadadkooddu la eg yihiin.

Isagoo sii wata hadalkiisa, ayaa wuxuu carabka ku dhuftey in macluumaadka uu hayo, inuu yahay mid sax ah iyo in kale, kaasoo tilmaamaya in koontooyinka been abuurka ah ay gaarayaan tirada guud 5%.

Ha yeeshee, Mr Musk ayaa tilmaamey iney ka go’an tahay la wareegista Twitter-ka.

Si kastaba ha ahaatee, dadka wax falan qeeya, ayaa ku qiyaasay inuu doonayo inuu mar kale galo gorgortan qiimaha ah, ama ka noqdo heshiiska la wareegista shirkadda.

Qoraallada uu Mr Musk soo dhigay bartiisa Twitter-ka, ayaa qiimo dhac ku keenay saamigii shirkadda, oo hoos u dhacdey 10% subaxnimadii hore ee shaley suuqyada saami kala badalashada ee magaalada New York.

Related Articles

News In English

State TV journalist killed while covering military operation on the outskirts of Mogadishu

Mogadishu (Onkod Radio) — Somali Journalists Syndicate (SJS) strongly condemns the bomb attack that targeted Somali National Television (SNTV) journalist, Ahmed Mohamed Shakur alongside...

UK announces new support for people facing famine in Horn of Africa

Mogadishu (Onkod Radio) — Speaking at an event on the humanitarian crisis unfolding in the Horn of Africa at the UN General Assembly in...

USAID announces $1.5 M to respond to the impact of the drought on Somali children’s education

Mogadishu (Onkod Radio) — USAID has announced that it will provide $1.5 for the Somali children's education programs as the drought had forced thousands...

SJS and SOMA condemn Somaliland’s suspension on independent TV

Mogadishu (Onkod Radio) — Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) strongly condemn the suspension against the privately-owned independent CBA television...

Somalia: UN’s top humanitarian forum warns of ‘tipping point’ as famine risk rises

New York (Onkod Radio) — New York: The world is lurching from crisis to crisis, trapped in a cycle of firefighting and unable to...

Fikradaha

GUURKII AWOOWAYAASHEEN – DOONISTII IYO AQAL-GALKII

Qaybtii 1-aad: Barnaamijka War iyo waaya-arag waxaan maanta ku soo qaadanaynaa sida hablaha loo doono iyo sida aroosyada loo dhiso innaga oo tix raacaynaa...

Dalkeena wuxuu u baahan yahay Ciidan Qaran oo Badbaadiya!

Tani waa farriin ka socota muwaadin Soomaaliyeed oo ay danqeyso xaaladda ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed xilli uu dalkeena baahi aad...