Soomaalida gobolka Minnesota oo $1 milyan u aruuriyay suuqa Waaheen

|

Guddoomiyaha guddiga gurmadka Suuqa Waaheen ee Gobolka Minnesota Maxamed Maxamuud Cabdullahi Shiine.

Guddiga gurmadka suuqa Waaheen ee gobolka Minnesota, ee dalka Maraykanka, ayaa sheegay in lacag ka badan $1,280,000 Hal Milyan iyo Labo Boqol Iyo Siddeetan Kun Oo Dollar, ay soo ururiyeen, sida uu VOA u sheegay guddoomiyaha guddigaas.

VOA SOMALI

Related Articles

News In English

Fikradaha