Garoowe (ONKOD ) Dagaal u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa mucaaradka ee diidan furista dastuurka ayaa ka socda magaalada Garoowe
dhawaqa rasaas culus ee labada dhinac ay is weydaarsanayaan, ayaa laga maqalayaa gudaha magaalada taas oo cabs galisay dadka magaalada
Dagaalka ayaa kusoo aaday kadib markii Xildhibaanadda baarlamaanka ay ogolaadeen in laga doodo furista dastuurka.