Waraaqad kusocoto Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

|

Muqdisho (Onkod Radio )  Warqadda ayaa ku qoran, soo dhowoow mudane Madaxweyne dadka iyo dalka waxay waxay soo mareen dhibaato badan.

Waxaa dhibaateysan Hooyo Carruur iyo Waayeello Haween iyo Dhallinyaro oo aanan qaadi karin dhibaato kale.

Waxaan kaa codsaneeynaa kuugu duceeyneenaa kugula xisaabtameynaa in dowlad wanaag aad ugu shaqeeysid dadka iyo dalka dhibaateysan.

Waxaan wada rajeeyneenaa nabad iyo hourumar.

Related Articles

News In English

Fikradaha