Xog ku saabsan socdaalka madaxweyne Laftagareen ee Itoobiya

|

Muqdisho (Onkod Radio)— Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, isagaoo halkaas u joogay arrimo dhinaca amniga la xiriira.

Warbixin socdaalkiisa ku saabsaan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA-da ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa. VOA

Related Articles

News In English

Fikradaha