Wararka

Dowladda Sucuudiga ayaa hal maalin dil toogasho ah, ku fulisay 81 ruux

Muqdisho (Onkod Radio) Dowladda Sucuudi Carabiya, ayaa shalay oo Sabti, ahayd dil toogasho ku fulisay 81 qof oo ahaa eedeeysanayaal lagu eedeeyay danbiyo kala...

Daacish ayaa qirtay dhimashada hoggaamiyahoodii hore ayagoo ku dhawaawaqay hoggaamiye cusub

Muqdisho (Onkod Radio) Ururka Daacish, ayaa sheegay inay ku dhawaaqeen hoggaamiyahooda cusub waxay kaloo ay qirteen geerida ku timid hoggaamiyoodii hore oo dhowaan isku...

Dowladda Ingiriiska ayaa Shacabkeeda ka dalbatay inay soo dhoweeyaan Qaxootiga Ukraine

Muqdisho (Onkod Radio) Dowladda UK, ayaa soo jeedisay in aan si kala sooc lahayn loo soo dhoweeyo Qaxootiga Ukraine, ee ku firdhismay Qaaradda Yurub...

Madaxda Warbaahinta Soomaaliyeed oo dalbaday in lasoo xiro Taliyaha Haramcad

Muqdisho (Onkod Radio) Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndictae SJS, ayaa maanta kulan lagu cambaareynayo falkii foosha xumaa ee gabood fallada loogu geeystay...

Ururka midowga yurub ayaa hanjabaad adag u diray Ruushka xilli saakay ay weerar ku qaadeen Ukraine

Muqdisho (Onkod Radio) Ruushka ayaa  wajahaaya go’domin oo aan horey loo arag sababo la xiriira weerarka ay ku qaadeen dowladda Ukraine, waxaana la saari...

Madaxweeynaha Soomaaliland, ayaa Dalka Jabuuti lagu soo dhaweeyay

Muqdisho (Onkod Radio) Madaxweeynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa lagu soo dhoweeyay Dalka Jabuuti, wafdigaan ayaa soo dhaweeyay masu'iiliyiin sar...

Qaar ka tirsan ilaalada Madaxweeyne Deni, oo Qarax lala eegtay

Muqdisho (Onkod Radio) kolonyo uu la socday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lala eegtay qarax miino oo aad u xooggan kaasoo laga wada...

Ra’isul Wasaare Rooble, oo ugu baaqay Maamul Gobolleedyada Soomaaliya inay shan maalmood guduhood ku soo gabagabeeyaan doorashada

Muqdisho (Onkod Radio) Ra'isul Wasaarha xukuumadda xil gaarsiinta ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay Maamul Gobolleedyada Soomaaliya, inay muddo dhan Shan maalmood...

Doorashada gobollada waqooyi oo maanta lasoo gaba gabeeyay

Muqdisho (Onkod Radio) Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay doorashada gobollada waqooyi ee Soomaaliland taasoo lagu qabtay xarunta ciidamada booliska...

Arrinta layaabka badan oo su’aalaha dhalisay ee Fahad uu sameeyay inta uusan Xildhibaanka noqon ka hor

Muqdisho (Onkod Radio) Lataliiyaha amniga qaranka ee madaxweeynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Fahad Yaasiin, oo shalay tagay Magaalada Beledweeyne ee xarunta...

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, oo Xildhibaan loo doortay

Muqdisho (Onkod Radio) Fahad Yaasiin, ayaa maanta taariikhdu tahay 20/02/2022, doorasho ka dhacday magaalada Beledweyne lagu doortay Agaasimahii hore ee Hey'adda nabad sugidda Soomaaliya...

Guddiga doorashooyinka dadban ayaa sheegay in lagala wareegay barahoodii Bulshada

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa markii labaad shaaciyay in lagala wareegay gacan ku heynta Maamulka Barihii Bulshada ee uu isticmaalayey guddiga, sida...

News In English

Somaliland should free two TV journalists detained for covering protests in Hargeisa

Mogadishu (Onkod Radio) — Somali Journalists Syndicate (SJS) and the Somali Media Association (SOMA) call for Somaliland authorities to free without condition two local...

UN declares the arrest and detention of journalist Kilwe Adan Farah in Somalia’s Puntland a human rights violation

Mogadishu (Onkod Radio) — 15 August 2022. Somali Journalists Syndicate (SJS) and human rights lawyer, Michael Polak of Justice Abroad jointly welcome the opinion...

A devastating drought in Somalia has reached unprecedented levels, as the one millionth person displaced – aid group

Mogadishu (Onkod Radio) —  More than 755,000 people have been internally displaced in Somalia because of the severe drought this year, bringing the total...

Somalia: Ahmed Hassan Wehlie: Combining a love for technology with peacebuilding

Mogadishu (Onkod Radio) —  Somalia Ahmed Hassan Wehlie has always had a technological bent. He displayed his talent in this area early in life....

Somali youth encouraged to embrace science to drive national transformation

Mogadishu (Onkod Radio) — Somalia – The annual summit on Science, Technology, Engineering and Mathematics (STEM) concluded in Mogadishu on Tuesday, with a call...

Fikradaha

GUURKII AWOOWAYAASHEEN – DOONISTII IYO AQAL-GALKII

Qaybtii 1-aad: Barnaamijka War iyo waaya-arag waxaan maanta ku soo qaadanaynaa sida hablaha loo doono iyo sida aroosyada loo dhiso innaga oo tix raacaynaa...

Dalkeena wuxuu u baahan yahay Ciidan Qaran oo Badbaadiya!

Tani waa farriin ka socota muwaadin Soomaaliyeed oo ay danqeyso xaaladda ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed xilli uu dalkeena baahi aad...